71 Qalin-jabiye oo Sharciga ka Qalin-jabiyay JUS oo Ku Guuleystay Imtixaanka Qareennada Soomaaliyeed
Maamulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa hambalyo u diray dhammaan xirfadlayaasha ku guuleystay Imtixaanka Qareennada Soomaaliyeed, gaar ahaan 71 qalin-jabiye oo ka qalin-jabiyay Kulliyadda Sharciga ee Jaamacadda. Qalin-jabiyeyaasha JUS waxay ka mid ahaayeen…






